Monday 6 March 2017

DAREEN




Saacadaanu joognaba
socdaal baan kujiraynaa
samirkaynu badinaa
samankaanu soornaa
sumal baan u loognaa
sida sooryo boqoreed
saakana waxay tahay
samanbaa nadhaafaye
salaan baynu bixinaa
sadrigaan ka faraxnaa
saadaashu waa guul.
waxaan halkaan bogaadin uga dirayaa farxadana aan lawadaayagaa maqaawiirtii machadul caalii oo maanta gaartay halkii balantu eheed kadib dulqaad ay sameeyen mudo ku siman 2sano oo ay jilibka u aasteen barashada culuumta sharcigaa iyagoo koobay weeleeyayna cilmi badan waxay noqon doonaan kuwo ka qayb qaada dhankasta oo ay bulshadeenu ka dareemaso duleel waxaana rajaynanaa inay awdi doonaan duleelkaas iyagoo aanu isku hubno cilmigooda kartidooda aqoon tooda iyo waayo aragnimadooda wilina fahamsan wayaaha aynu ku noolnahay iyo sidaynu u noolnahay waxaan sxbday leeyahay guulaysta balanteenu waa taageera tiirarka bulshadeenu baahida ay bukoowdaba ka joogaan iyo baahi bixinta barta ay tilmaameen culimadeeni horaytiyo barta aan ku joognana waa baahi bixiya bulshadeena.
guulaysta gobonimana ku waara .

No comments:

Post a Comment

SAFARKII NABADDA

Waxaamaalinta maanta ah oo ay bishutahay 27-03-018 socdaal nabadeed ugu anbabaxay dhulka daaqsinka ah ee bariga gobolka mudug wafdi ay ...