Monday 21 December 2015

(( WAREERKA CILMI YARAANTA IYO CIILKA XAMAASADDA))



(( WAREERKA CILMI YARAANTA IYO CIILKA XAMAASADDA))
waxay ahayd maalin aad iigu ween kuna weeneed dhalinyaro dhawr ah oo markaas joogtay mudug-glkcyo, maamuuska madashu waa ..aan runta u sheegno ceeba hanaga raacdee,, waagu waayahaan maahan xamaasaduna way sareesaa cidda lootagayana waa suufi meeshuu joogana waa galkcyo hase yeeshee go,aanka ayaa waxkasta ka weenaa nasiib wanaag ninka aan u socono waa dhalinyaro kaftan iyo dhoola cadaynba u sxb ah warka yaanan badin goor aytahay barqo waxaan go,aanku qaadanay inaan u tagno oo duhur ku tukano masjidka ugu ween ee suufiyadu ka taliyaan muhiimadeenu waa sxbkiiin run u sheega ,waxay ahaataba waxaa lagaaray xiligii salaada salaad dabadeed waxaan kulanay wiilkaan u soconay asagoo arageena ku faraxsan ayuu aad noosoodhaweeyay waan wada fariisanay ammin kadib waxaa lagaaray xiligii cadeenta waxaan u socono waxaa nala kawaayay cidii hadalka furi lahayd ugu dambeen waxaa indhaha ay sxbaday isaga ishaareen inaan fur furo maadaama aan wiilka dhalinyaradaa horay sxbo u aheen waxaan waydaarsaday kaftan ay ku maldahantahay mawduuca aan wadano oo aan kor ku xardhanay >>aan runta usheegno<< oo aan kawadno suufi aan kasaarno waxay ahaataba hadaladii ayaa lagudo galay waxaan dood wada qaadanay mudo 1saac ah masaaisha nooqoran waa 4mas alo doodeed mudo kadib wiilkii oo aan nagu qancin balse aan shaki galinay ayaan kasoo tagnay ... waxaan joognay mudo isbuuc ah wuxuu noogu yimid masjid ween oo aan joognay waan layaabnay maadaama uusan masjidkaan imaan jirin uuna ka aaminsanaa masjid bidco ,salaan kadib hoos ayuu iilahadlay wuxuuna iisheegay inuu kasoobaxay suufiyadii . farxad iyo hadafkii rumoobay ayaan farxad intaan qoslay iri makaa dhabbaa haah buu yiri wiilkii wuxuu noqday mid ku xiran masjidkii wuxuuna bilaabay raacashada iyo wax ka sheega dhankuu kayimid waxuuna doodo kulul lagalay ragii ay isku xerta ahaan jireen .

QR: walal faratooyo

No comments:

Post a Comment

SAFARKII NABADDA

Waxaamaalinta maanta ah oo ay bishutahay 27-03-018 socdaal nabadeed ugu anbabaxay dhulka daaqsinka ah ee bariga gobolka mudug wafdi ay ...