Monday 21 December 2015

cadawogeena maynu fahano



cadawogeena maynu fahano                              

waxaa xaqiiqaa in umad kasta ay leedahay waxay iyadu ku faanto wax yaabaha ay umaduhu ku faanaana waxaa ka mid ah afkooda dalkooda iyo diintooda waxaa layaab ah in umad naga tirsan ay wanaagu ula muuqdo wax ay cadahay u jeedada ka dambeesa hadaan hadalkayga hoos ugu dhaa dhoco mafahan santahay dawlad goboleedyada la sameenayo oo madaxweenayaasha badan leh ay ka dambeeyaan shi sheeye? mise aaminsantahay anay xaqiiqdu tahay dalkaan iyo dadkiisaba kala qaybiya?
maskaxdaada miyay ka baxday u jeedada shirarka is daba jooga ah ee ay reer galbeed noo qabanayaan oo ay ku bixinayaan lacago aad u fara badan? >

ula jeedka ila fahan aragtidaadana fogee reer galbeedna dan inoomahayaane aan wada fahano mise waxaad iska dhaadhicisay aragtida ah (( dawlad goboleedyada somaliday dani ugu jirytaa))? 
 alloow itaalkeena na fahansii aragtideedana fogee??

QR:walal faratooyo

No comments:

Post a Comment

SAFARKII NABADDA

Waxaamaalinta maanta ah oo ay bishutahay 27-03-018 socdaal nabadeed ugu anbabaxay dhulka daaqsinka ah ee bariga gobolka mudug wafdi ay ...