Wednesday 16 December 2015

sh:maxamed idisir iyo hargeesa


waxaa caawa magaalada hargeesa ka qabsoontay maxaadiro aad u qaali ah oo ciwaan looga dhigay ((waxbixinta iyo dawrka ay ku leedahay koboca bulshooyinka)) maxaadiradaas oo qaadatay mudo halsaac iyo bar kudhaw ayaa waxaa soo jeedinayay caalimka soomaaliyeed sh:maxamed idiris .
shiikhu waxuu aad ugu nuux nuuxsaday muhiimada ay leedahay wax bixinta iyo islaamka meeshay ka joogto wax bixinta iyo maamuuska sare ee ay leedahay waxa lagu bixiyo meelaha waxaangasan sidoo kale shiikhu waxuu taabtay isdaba marka kuyimid aduunyada isagoo tusaalayaal kabixiyay dadka wax bixiyay ee muslimiinta ah oo aduunka kusoo kordhiyay waxyaabo dhaxal gal ah ugu dambeentii waxay kusoo gabo gaboowday maxaadiradu jawi wanaagsan iyadoo dadkii dhageesanayay ay aad ugu maqsuudeen .

QR:walal axmed faratooyo

No comments:

Post a Comment

SAFARKII NABADDA

Waxaamaalinta maanta ah oo ay bishutahay 27-03-018 socdaal nabadeed ugu anbabaxay dhulka daaqsinka ah ee bariga gobolka mudug wafdi ay ...