Friday 11 December 2015

qorshaa meel lagu gaaraa

qorshahaaga yaan lagaa hor istaagin

qof walbo oo aduunka guudkiisa saaran waxuu jecelyahay inuu gaaro

meel uu tabayo inuu gaaro oo kasareesa xaalka uu maanta joogo kana sareesa xaalka uu joogo qofuu arko isagu inuu sareeyo .
balse waxay dadka badankood ilawsanyihiin ama aysan garaneen qaabkay ku gaari lahaayeen meesha u muuqata inuu gaaro waxaanse la ilaawi karin oo dhab ah in dadka kaleqaarkoodnay ay u maleenayaan si ay ogyihiin inay ku gaarayaan meeshay u socdaan balse waxaa la arkaa mararka qaarkood inuu qorshahaasi qaloocdo waxaanse dhahayaa meesha aad usocotid habilaabin inaad u dhaqaaqdid adiga oo aan su sameen qorshe oo aadan u dilaacin wadadii aad mari lahayd ...
go,aan qaado oo u dhaqaaq meeshaad usocotid inaad aado adigoo raacaya wadadii aad falatay saad u marto hakayeelin qofkale inuu kaa joojiyo wadaadaada jiir oo u fakar saad uga gudbi lahayd wadadaada isbaarooyinka yaal saad umari lahayd adeegso waxkastoo wadada kuu sahlaya inaad si sax ah umartid .

"qorshe qofaan leheen meel magaaro" 
 kama dhamaado qofku caqabado kahor yimaada xiliga uu qorshihiisa ku dhex jiro blse saan horay usoo tilaanay waa inaad garan kartid go,aana qaadan kartid una fakartid sidaad uga gudbi lahayd caqabada kuhor taagan.
 hadaad aragtid qof qorshe leh oo wax qorsheestay hadana guuleesan waayay ha u maleen inuu qofkaasi guul dareestay ee waxaad ogaataa qofkaas qorshihiisaa qaldanaa .
qorshe yeelashadaada ku salee xaqiiqda saad uga dhex baxdid isbaarooyinkaad umaleenasid inay ku hor istaagayaan.


Qore: walal axmed faratooyo  

No comments:

Post a Comment

SAFARKII NABADDA

Waxaamaalinta maanta ah oo ay bishutahay 27-03-018 socdaal nabadeed ugu anbabaxay dhulka daaqsinka ah ee bariga gobolka mudug wafdi ay ...