Monday 14 December 2015

QORSHAA MEEL LAGU GAARAA Q/2AAD QR:AXMED MAXAMED XIRSI(FARATOOYO)

  hamigaaga karun sheeg 

aadame kasta oo dunida guudkeeda saaran wuxuu jecelyahay horumar balse waxaa kala duwan qaababkii lagu gaari lahaa iyo jidadkii lagu xardhi lahaa siduu qofku ku gaari lahaa meesha u muuqata inuu gaaro mida kale waxaa jira dad farabadan oo jecel xambaarsana hami sare blse aan garanayn qaabkii ay hamigoda uga run sheegi lahaayeen hadaba qofka raba inuu hamigiisu rumoobo maxaa ku waajib ah? ila eeg oo ila akhri ilana dhuux qodobadaan hoos ku qoran.
1- intaadan bilaabin u dhaqaaqa meeshaad u socotid dilaacso wadadaad mari lahayd saad u gaarto meeshaad u socotid.
2- samee ciqaabo ku qabanaya hadaadan raaci wadadaad dilaacsatay .
3- cidna ha u joojin ilaa intaad ka gaarasid meeshaad u socotid.
4- daji wado ama (khudo) macquul ah.
5- hadaad aragto inaysan soconayn dariqadaadu waa inay kuu diyaarsantahay waxaad ku badalan lahayd.
6- ilaahay talo saaro waaqicana lasoco.
hadaad dariiqooyinkaas sameeso waxaa dhab ah oo aan dhalanteed eheen inaad gaarayso hamigaaga insha allaah.

QR: AXMED MAXAMED XIRI(FARATOOYO)

No comments:

Post a Comment

SAFARKII NABADDA

Waxaamaalinta maanta ah oo ay bishutahay 27-03-018 socdaal nabadeed ugu anbabaxay dhulka daaqsinka ah ee bariga gobolka mudug wafdi ay ...