Saturday 19 December 2015

Nolosha usameee QR:faarax c/rixmaan jaamac(awfaarax)



Nolosha usameee......

Sida aynu ognahay waynu qorshaysanaa oo xilli gaar ah baynu siinaa hawlahena adduun qaybo badan oo kamid ah sida:
Shaqada
Cuntada 
Qayska
Asxaabta
Hurdada
Nasashada ....lwm
Waynu naqaana meelaha lava faaido addunka iyo meelaha lagu qasaaro
Lakin qaorshaha makudarsanay inaynu illaahay subxana watacaalaa
Aynu usamaysano saacado gaar ah oo aynu la koodno baahideenana ugu shegano nimcoyinkisana ugu fekerno
Mise waxaynu Ku koobanahay intaa dadka aynu lajoogno ..sida
Salada jamacada ...soonka bisha Ramadan iyo acmaasha kale ee muuqata ...........
Ogaw ilahay wuxu INA siiyey xiliyo aykujirto fursado qaali ah oo aynu nafteena ilahay ukeliyeynkarno sida
..
Xiligga sujuudda
Habeenka qaybta danbe
Casarka jumcaha

No comments:

Post a Comment

SAFARKII NABADDA

Waxaamaalinta maanta ah oo ay bishutahay 27-03-018 socdaal nabadeed ugu anbabaxay dhulka daaqsinka ah ee bariga gobolka mudug wafdi ay ...