WAA KHUDBADII MAANTA IYO SHIIKH MAXAMED IDIRIS
waxaa magaalada hargeso labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa sh:maxamed idis
ilaahay ha ilaaliyee isagoo shiikhu uu kawaday masaajida magaalada maxaadiraat shiikhu waxuu maanta khudbadii jumcada ka jeediyay masjidka wayn ee al:nuur ee suuqa hargaysa ku dhex yaal shiikhu waxuu khudbadiisa kusoo qaatay ilaah kacabsiga iyo faa,iidooyinka laga dhaxlo iyo ma,aalka dambe ee uu ku dambeenayo qofkii ilaahay kabaqa.
ugu dambeeentii shiikha waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu miisaankiisa xasanaadka uu ugu daro wacdigiisa wanaagsan anagana naga yeelo kuwii hadalka intiisa wanaagsan qaata oo ku camal fala aamiin.
No comments:
Post a Comment