Wednesday 23 December 2015

KUSHARAF QR:SH:FAARAX AW FAARAX


KUSHARAF.......
illaahay subxana watacaalaa wuu karaameyey dadka wuxu Ku maamuusay sharaf iyo meeqaam sare oo uu kuhogaamiyo caalamiinta kale ee kawnka kula nool qaybo badan oo kamid ah
Hadaba adigu afkaaga iyo addinkaaga haku dhaawicin sharaf iyo magac illaahay qof siiyey
Dadka ula dhaqan sidaad jeceshahay inay kuula dhaqmaan
Qofka ku maamuus una ogolow inaad ugu yeedho kulahadasho magaca iyo maqaamka uu jecelyahay aadba kala fikir duwanaateen
Waayo adigu umaadan bixin Sidaa awgeed xaq uma lihid inaad ka qaaddo .

Hadaba habladhaqanka dadka waa shay muhiim u ah nolosha
Isku day maalin walba inaad qof is bartaan waayo waa darajo aad gaadhay
Maalinkaa
Ka fogow saaxiib aad hore ulahayd inaad ku waydo kelmad kula qiima yar
Alaamahadleh

No comments:

Post a Comment

SAFARKII NABADDA

Waxaamaalinta maanta ah oo ay bishutahay 27-03-018 socdaal nabadeed ugu anbabaxay dhulka daaqsinka ah ee bariga gobolka mudug wafdi ay ...