Tuesday 22 December 2015

KEE KAMID TAHAY QR:SH:FAARAX C/RIXMAAN JAAMAC( AW FAARAX)



KEE KAMID TAHAY


Sida aynu aragnay adduunkan dadku waa laba qaybooda
1.qof nolosha kuguulaystay qaybo badan oo kamid ah
Dadkuna jecelyihiin inay kudaydaan fartana lagu fiiqo
2. Qof nolosha ku fashilmay
Dadkuna iska ilaaliyaan tilmaantiisa oo kale
Maxaa lagu kala gartaa?!!
Qofka guulaystay waxa lagu garta astaamahan
. qorshe degan buu kusocdaa
. kudedaala inuu dadka kale caawiyo
. waxtegay kama welwelo
. wuxu kafaaideya maalinkaa taagan
Qofka fashilmay waxa lagu garta astaamahan
. noloshiisu waa gole kafuul oo kale
. wuxu caanku yahay inuu dadka kale fashiliyo ceebeyo dhaliilo maago iwm
. wuxu kafekeraaa tagtadii timaadadana maqorsheeyo
Hadaba maxa kula gudboo.
Noloshu waa maalmo ee maalmaha nooga faaide adna kafaaidayso
Ceebo badan baad leedahay oo ilahay kuu asturay adna kana qariyey indhaha dadka kale
Ee kamashquulin ceebaha dadka yaan kuwaaga lagu mashquuline
Allaa mahadleh

No comments:

Post a Comment

SAFARKII NABADDA

Waxaamaalinta maanta ah oo ay bishutahay 27-03-018 socdaal nabadeed ugu anbabaxay dhulka daaqsinka ah ee bariga gobolka mudug wafdi ay ...